Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Wasiir cusub.

Wararka ka imaanaya dalka Soomaliya  aya sheegayan in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu Maanta  wasiir cusub u Magacaabay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda  Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa loo magacaabay Xildhibaan Abdiwahaab Ugaas Huseen Ugaas Khaliif

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan u Magacaabay Wasiirkii Wasaaraddaasi Duraan Wasiirka duulista hawada, waxaana wasaaraddaasi loo soo badalay Wasiir Oomaar oo iska diiday in uu aqbalo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *