Dowladda Shinaha oo soomaliya ka cawineyso dhismaha Maxkamadaha.

Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian ayaa waxay mar kale  ku kulmeen  magaalada Muqdisgo ku yeeshay kulan la xiiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safiirka uga warbixiyey xaaladihii ugu dembeeyey ee dalka iyo shaqooyinka ka socda  .  Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya.

Safiirka Shiinaha u jooga Soomaaliya ayaa  dhankiis a  balan qaaday in Shiinaha uu qayb ka qaadan doono dhismaha Maxkamadaha hay’adaha Garsoorka iyo tababar siinta shaqaalaha Wasaaradda iyo Garsoorayaasha ka shaqeeya xarumaha Cadaaladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *