Hillary Clinton oo ka soo horjeesatay in ciidamada mareykanka laga soo saaro dalka Afghanistan.

Wasiirkii hore ee arimaha dibada Maraykanka, Hillary Clinton ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay  go’anka madaxweynaha mareykanka uu cidamada mareykanka ugu soo saarayo dalka Afghanistan .

Wasiirkii hore ee arimaha dibada Maraykanka, Hillary Clinton ayaa sheegtay in dhibaatooyin adag ay ka  dhalan karaan go’anka madaxweynaha mareykanka uu cidamada mareykanka ugu soo saarayo dalka Afghanistan .

Ms Hillary Clinton ayaa carabka ku dhufatay in go’aankani mareykanka uu qaatay ay mar kale dib uu soo nooleyney doonto kooxda Taliban .

Dowladda  Maraykanka ayaa wuxuu doonaya  inuu dhamaystiro ka bixitaanka ciidamadiisa 11 Sebtember..

Biden ayaa doonaya inuu dhamaystiro ka bixitaanka ciidamadaas marka ay buuxsanto 20 guurada weerarkaas sannadkan dabayaaqadiisa.

Ku dhawaad  2500 oo askari oo Maraykan ah ayaa  waxay hadda ku sugan yihin dalka   afqhanistan  oo qayb ka ah xoogagga NATO ee Afghanistan jooga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *