Aqalka Cad ee Mareykanka oo taageeray garsoore uu dhawaantan madaxwayne Trump u magacaabay Maxkamadda sare ee dalkaasi.

Aqal sare ee Mareykanka ayaa taageeray oo codka kalsoonida siiyay  garsoore   uu dhawaantan madaxwayne Trump u magacaabay Maxkamadda sare ee dalkaasi.

Sanatarada Aqalka Sare ee wadanka Mareykanka ayaa mar kale  xaqiijiyay in  garsore Amy Coney ay kamid tahay qareenada Maxkamadda Sare ee dalkaasi.

Arintani ayaa  noqoneysa   guul usoo hoyatay madaxwayne Donald Trump todobaad kahor doorashada wadanka Mareykanka.

Saaxiibada Jamhuuriga ee taabacsan Trump ayaa codkooda siiyay xaakimka, halka ay si wayn uga soo hor jeesteen Dimoqoraadiyiinta.

Kaliya hal xilibaan oo Jamhuuri ah ayaa kasoo hor jeestay magacaabista haweenaydan oo ah Susan Collins. Justice Barrett ayaa sidan ku noqonayso xaakimkii sadaxaad oo uu soo magacaabo madaxwayne Jamhuuri ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *