Dowladda Soomaliya oo shaqaalaheeda fasaxday .

Dowladda soomaliya ayaa manta  muddo laba malmood ah fasaxday shaqaalaheeda .

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxady muddo laba maalmood ah Shaqaalaha Dowlada.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay sababaha fasaxa Shaqaalaha dowladda Xuska dhalshada Nabigeena muxamed NNKH.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *