Cidamada booliska Lodwar oo dadka badan xabsiga uu taxaabeen .

Cidamada booliska deegaanka Lodwar ayaa waxay xabsiga dhigeen labo qof oo la sheegay in aysan  xirneyn maskarada Wajiga iyo Sanka .

Labadani qof ayaa gacanta lagu soo dhigay ayagoo aan xirneyn maaskarada wajiga iyo sanka .

Taliyaha booliska deegaanka Lodwar  Samuel Ndanyi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgalkani  lagu xaqiijinaya  in xubnaha shacabka ay uu hoggansamaan tallaabooyinka iyo shuruudooyinka lagu xakameynaya faafitaanka  Cudurka Corona .

Dad  fara badan ayaa xabsiga la dhigay kuwaasi oo sacadaha inagu soo adaan ee maanta maxakamadda la soo taagi doono .

Tan ayaa ku soo begmeysa iyadoo kiisaska cudurka corona gudaha ee countigaasi ay sara uu kaceen maalmihi la soo dhaafay .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *