Gavanaha countiga Kajiado Joseph Ole lenku oo baaq uu diray Saraakiisha Booliska.

Gavanaha countiga Kajiado Joseph lenku ayaa baaq xoogan uu diray wakaaladaha amaanka ee dalka .

Gavanaha countiga Kajiado Joseph lenku ayaa ugu baaqay wakaaladaha amaanka in ay tallaabooyin xoogan ay siyaasinta jeedinayaan hadalada kicinta ah islamarkaasina isku dirayaan xubnaha shacabka .

Gavana Joseph lenku  ayaa sheegay in qaar ka mid ah siyaasinta ee dalka ay kala qeybinayaan kenyanka si ay danahooda siyaasadeed ay uu gaaraan .

Gavana Joseph lenku ayaa carabka ku dhuftay in shaqsiyaadka uu tartamayaan kuraasta kala duwan ee siyaasadeed  ay curyaaminayaan adeegyada iyo barnamijyada gavanayaasha ay ka fulinayaan  countiyadooda.

 Gavanaha countiga Kajiado Joseph lenku ayaa dhanka kale sheegay in  countigiisa uu ka mamnuuci doono siyaasinta jeediyaan hadalada  kicinta ah oo kala qeybinayaan kenyanka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *