Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlay doroshooyinka .

Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa markii ugu horeysay  soo saaray  liiska xubnaha galmuduq ee ku  matalaya guddiga doroshooyinka iyo xalinta khilaafaadka heer federal.

Liiska   Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu soo saaray ayaa waxaa ka mid ah .

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

Horey  sidan oo kale guddiga u soo gudbiyay Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland iyo  Galmudug,  halka weli maamulka Hirshabelle uusan soo gudbinin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *