Xildhibaano la dhaariyey Deegaanka Somaliland .

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maalintii shaleyto   dhaariyey laba xildhibaan oo ka mid noqon doona golaha Wakiilada Somaliland .

Labadan Xildhibaan ayaa kala ah .

Xil. Axmed Cabdi Muuse Cige ( Axmed ini ) oo buuxiyey booskii xildhibaan-nimo ee uu ka geeriyoodey Marxuum Xil. Cabdikariin Aw-Cali Shabeel

Xasan Xuseen Maxamed Yoonis ( Cod yare ) oo isna buuxiyey booskii xildhibaan-nimo ee uu ka geeriyoodey Marxuum Xil. Axmed Cabdi Kaahin.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaarta ka dib kula dardaarmay in ay si wanaagsan u gutaan waajibaadkaaga loo igmaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *