Senetaarka Kountiga Makueni oo Madaxweynaha baaq uu diray

Senetaarka Kountiga Makueni Mutula kilonzo Junior ayaa sheegay in Ololaha Siyaasadeed ee ay Wadaan siyaasiyiinta Taabacsan garabka Madaxweyne kuxugenka ee ah in dalka  ay gacanta ku hayaan  Shaqsiyaad kooban isla markana ay tahay in gacanta shacaabka lagu soo ceeliyo ay kenyaan iska horkeeni doonto.

Senetaarka oo Maanta ka hadlayay aas ka dhacay deeganka Mbooni ayaa sheegay in Waddanka uu ka weyn yahay Siyaasiyin kooban oo dana gaar ah wata.

Sanetaarka ayaa dhanka Madaxweynaha dalka ugu baaqay in uu amro in laso Xiiro kuwa xaday Lacaagaha loogu tala galay cudurka Covid-19

Senetaarka Kountiga Makueni Mutula kilonzo Junior ayaa Madaxweynaha ugu baaqya in Waaxda Caafimaadka uu ku ceeliyo gacanta dowladda dhexe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *