Dowladda Turkiga oo hawada uu gantay meel u dhow xeebta Badda Madow ee Turkiga

Dowladda  Turkiga ayaa maalintii shaleyti hawada u gantay  gantaal meel u dhow xeebta Badda Madow ee Turkiga halkaas oo la filayay in militariga ay ku tijaabiyaan nidaamkooda difaaca S-400 ee Ruushka uu sameeyay, sida ku cad muuqaal maxalli ah oo ay heshay wakaaladda wararka ee Reuters, kaasi keenay in digniin adag ay ka timaaddo Mareykanka.

Muuqaalkan oo laga soo duubay magaalada xeebta ku taal ee Sinop, ayaa tuusinaya qiiq hawada isku shareerayay.

Waxaa arrintani daboolka ka qaaday Sarkaal Mareykan ah oo aan magaciisa sheegin kaasi oo warbaahinta uu sheegay in   dowladda  Turkiga ay malaintii shaleyto  tijaabisay  nidaamka difaaca ee S-400 laakiin ma uusan bixin faahfaahin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *