Biyo Xireenka Turkwel oo qaarka uu saaran in uu fatahaad sameeyo.

Maamulka kheyraadka  biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA ayaa soo saaray digniin kuadan in biyo xireenka Turkwel uu  buuxsamay islamarkaasina uu dhowaan biyaha sii deyni doono taasi oo dadaad xoogan abuuri karto .

Maamulka keyraaka biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA ayaa bartiisa tweetarka ku sheegay in biyo xireenkani  Turkwel uu  buuxsamay islamarkaasina uu ku fatahi doono  degmooyinka uu dhow  inta u dhexeysa maanta ilaa Talaadada  inagu soo adaan markaas oo dalka laga xusi doono maalinta Mashuja day .

Madaxa fulinta ee Maamulka keyraaka biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA Mohammed Shurie  ayaa sheegay in dadaadkani ay cagta marin doonan  ku dhawaad shan degmo halka ay ku barakici doonan 300,000 oo qof oo ku nool goobaha uu dhow biyo xireenka Turkwel.

Degmooyinka digniintani adag loo diray ayaa kala ah  Katilu, Lodwar, Kalemnyang, Loyapat, iyo Nakwamoru.

Shacabka ku nool degmooyinka uu nuqul dadaadka in ay ka guuran oo ay uu guuraan  goobo ay ku badbaadi karaan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *