Maamulka KURA oo baaq uu diray dhalinyarada

Maamulka  uu qabilsan wadooyinka  magaalooyinka dalka loo soo gaabiyo KURA ayaa  baaq xoogan uu diray dhalinyarada ee dalka .

Maamulka  uu qabilsan wadooyinka ee  KURA ayaa ugu baaqaya dhalinyarada in ay ka faaiideystaan horumarka kaabayaasha dhaqaalaha ee la hagaajiyay.Maamulkani ayaa sheegay in ay ka go’aan tahay  horumarinta kabayaasha dhaqaalaha ee dalka si fursadooyin shaqo loo abuuro.

War qoral ah oo ka soo baxay xafiiska maamulka wadooyinka KURA Silas Kinoti ayaa lagu sheegay in Waaxda Wadooyinka ee KURA  ay  sii wadi doonto mashaaricda ay ku horumarineyso  dhammaan xarumaha gobollada dalka oo dhan.

Injineer Kinoti ayaa sida oo  kale sheegay in  dhalinyarada ee dalka loogu bahan yahay in ay  bartaan xirfadooyin kala duwan si ay  uga qaybqaataan dhismaha qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *