Kisaska cudurka corona oo hoos uu dhacay dalka Koonfur Afrika

Dalka Koonfur Afrika oo  ka mid ah noqday wadamada uu aadka uu sameeyey cudurka corona  ayaa hadda waxaa laga dareemayaa hoos u dhac wayn iyadoona dhanka kale laqafiifiyay xayiraadihii uu sababay.

Dowladda ee dalkasi ayaa waxay sheegtay in  laga soo bilaabo  20’ka bishan waxaa aad hoos loogu dhigi doonaa bandowga habeenkii iyadoona isku imaatinka dad waynaha la’ogolaan doono 50%.

Madaxwaynaha wadanka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa oo warbaahinta lahadlayay ayaa sheegay in wali ay jirto saameenta xanuunka balse uusan haatan u qatar badneen sidii hore.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *