Xiddiga Kurt Zouma oo afka furtay

Xiddiga   Kooxda chelsea ee Kurt Zouma ayaa  mar kale kooxda  Liverpool u sheegay in ay Blues diyaar u tahay in ay dhaawacdo difaacashada Liverpool ee horyaalka.

Kurt Zouma ayaa ku qanacsan in ay chelsea xilli ciyaareedkan ku tartami doonto premier League isaga oo rumaysan in uu Timo Werner ka caawin karo arintaas.

Chelsea ayaa Axada Liverpool ku marti galin doonta Stamford Bridge kulankii ugu horeeyay ee ay iska hor yimaadaan 6-da kooxood ee ugu waaweyn horyaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *