Madaxda Soomaliya oo ka hadleen doroshada dalkaasi ka dhaceyso

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa  magaalada muqdhiso  kula kulmay  Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur-Galbeed iyo Hir-Shabeelle Cabdicasiis Lafta Gareen Iyo Maxamed Cabdi Waare.

Kulankani dhax maray Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan  iyo madaxweynayaasha kala ah Cabdicasiis Lafta Gareen Iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa diiradda lagu saaray  arrimaha Siyaasadda Iyo Doorashooyinka dalka maadaama hay’adaha kala duwan ee dowladda mudada xilheyntooda uu geba-gabo yahay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa 15-kii Bishii July ee sanadkaan Baarlamaanka ka hor sheegay in Xukuumadda iyo Maamul goboleedyada aysan go’aan ka gaari karin Arrimaha doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *