Xildhibaan gudbinaya mooshin ka dhan ah Maamulka qaran uu qabilsaan Wadooyinka Miyiga

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka Lugari  Ayub Savula ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  lacagaha Maamulka uu qabilsaan  Wadooyinka  Miyiga  uu u qondeeyo deegan barlamaaneedyada dalka .

Xildhibaan  Ayub Savula ayaa sheegay in ay hooseyso  lacagaha maamulkani uu u qoondeeyo   in lagu hagaajiyo ama lagu dayactiro wadooyinka  ku yeela deegaan barlamaaneedyada kala duwan  ee dalka .

Xildhibaan  Ayub Savula  oo la hadlay warbaahinta ayaa carabka ku dhuftay in Maamulkani wadooyinka uu  deegaan barlamaaneed kasta uu u qoondeeyo  lacag dhan 22 milyaan oo shilin  taasi oo ada sheegay in ay hooseyso.

Xildhibaan  Ayub Savula  ayaa sheegay in uu barlamaanka uu u gudbin doono mooshin dib uu eegis loogu sameynaya lacagaha  maamulka qaran  uu qabilsaan wadooyinka miyiga uu deegaan barlamaaneedyada uu qoondeeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *