Dowladda oo loogu baaqay in ay dib uu furto iskuulada

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka  lurambi Titus Khamala ayaa manta baaq xoogan uu diray dowladda dhexe ee dalka 

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka  lurambi Titus Khamala  ayaa ugu baaqaya dowladda dhexe in ay dedejiso  dib uu furidda iskuulada  madaam kiisaska cudurka corona ay hoos uu dhaceen .

Xildhibaan Titus Khamala oo warbaahinta kual hadlay deegaanka Kakamega  ayaa sheegay in iskuulada oo sii xirnaadaan ay taasi  dhibaatooyin badan uu soo jiideysa kenyanka .

Xildhibaan Titus Khamala ayaa carabka ku dhuftay in gabdho badan oo iskuuley ah uur loo yeelay tan iyo markii iskuulada dib loo xiray bishii March ee sanadkani .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *