Dowladda countiga Wajir oo ka hadashay cudurka corona .
Dowladda countiga Wajir ayaa mar kale waxay ka hadashay cudurka corona .
Dowladda countiga Wajir ayaa sheegtay in masaajidyada , saldhigyada booliska iyo suuqyada ay qaarka uu saaran yihin in uu ku siii faafo cudurka corona
Wasirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Wajir Ismail Issack ayaa sheegay in loogu bahan yahay shacabka boqdaan ama tagaan goobahaasi in ay uu hoggansamaan tallaabooyinka xakameynta cudurka corona .
Wasirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Wajir Ismail Issack ayaa sida oo kale sheegay in haddi loo hoggaansami waayo tallabooyinka xakameynta cudurka corona ay taasi dhawaaci doonto guulaha laga gaaray xakameynta cudurka corona .
Wasir Ismail Issack ayaa arrintani ka dhawaajiyey kadib markii maaskarada wajiga iyo sanka lagu xirto uu kala wareegay saafaradda mareykanka ee dalkani kenya .
Wasir Ismail Issack ayaa sheegay in maaskaradani wajiga laga qeybin doono goobaha qaarka uu saaraan in uu cudurka corona uu la daago sida masaajidyada iyo suuqyada .
Countiga Wajir ayaa waxaa laga diiwaangeliyey 36 kiis oo cudurka Corona halka 35 bukaan oo dheeraadna ay ka soo caafimaadeen cudurka corona
Hal bukaan ayaa uu dhintay cudurka corona gudaha ee ismaamulka Wajir