Hey’adda W.H.O oo ka hadashay Cudurka Corona

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka caafimaadka ee WHO ayaa  daboolka ka qaaday  in ay  diiwaan galisay kiisaskii ugu badnaa ee cudurka corona oo  maalin qura lagasoo wariyo caalamka.

Hey’adda W.H.O  ayaa waxay sheegtay in  24’kii saac ee ugu danbeeyay ay diiwaan galisay 307,900 kiis.

Sidoo kale tirada dhimashada ayaa ku korortay in kabadan 5,500 oo ruux taas oo ka dhigeesa tirada guud ee dadka xanuunkan ugu dhintay caalamka 917,417.

Kiisaska ugu badan ee Covid-19 ayaana laga diiwaan galiyay waamada Mareykanka, Hindiya iyo Brazi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *