Xoghyaha joogtada horumaarinta iskaashatada ee dalka Ali Noor Ismail

Barnamijka Hodi hodi ee maanta ayaa waxaa marti ku ahaa xoghyaha joogtada horumaarinta iskashatada ee dalka Ali Noor Ismail kaasi oo ka hadlay tallaabooyinka ay dowladda dhexe qaaday oo loogu hortagaya ama lagu xakameynaya cudurka Corona

Barnamijkani oo uu daadihinayey Waryaheena Suleiman Bukhari ayaa xoghayahani wuxuu ka hadlay qababka iyo starateejooyinka ay dowladda soo saartay oo lagu xakameynaya faafitaanka cudurka Corona .

Masuulkani ayaa waxaa uu carabka ku adkeeyey in dadka soomaliyeed loogu bahan yahay in ay uu hoggansamaan amarrada ay dowladda soo saartay oo cudurkani loogu hortagaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *