Wararka Manta 30th April, 2020

Halkani ka dhageysow warka iftiin oo idaacadda ka  baxay  30-ka bishii April ee sanadkani.

Warkani ayaa fafaahin dheeraad ah ka bixinaya qodobadani  kala ah.

-Dowladda dhexe ee dalka ayaa waxay sheegtay manta in 12 qof oo dheeraad ah laga helay cudurka Corona taasi oo ka dhigeysa  tirida dadka qabo  cudurka corona gudaha ee dalka 390 qof.

-Dowladda dhexe ee dalka  ayaa waxay bixisay 90,000 oo ah maskaarada wajiga lagu xirto  kuwaasi oo loo qeybiyey saddaxda county ee gobolka Xeebta ee dalka  halkaasi oo kiisaska cudurka Corona laga helay.

-Maxakamada shaqaalaha ee ku tala magaalada tan nayroobi ayaa waxay daaqadda ay ka saartay go’an  shaqada loogu saaray qaar ka mid ah  golaha wasiirada ee  countiga Mandera.

-Askar badan oo la karaantiilay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *