Tababaraha Kooxda Barcelona Quique Setien ayaa qirtay in uu ku faraxasanaan lahaa in uu Neymar ku haysto kooxda Barcelona.

Xiddiga PSG ayaa mar kale lala xidhiidhinayaa ku soo laabashada kooxda Barcelona marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga.
“Waan ku faraxsanaan lahaa hadii uu Neymar joogi lahaa Barcelona, shaki la’aan”ayuu Quique Setien u sheegay BeIN Sports USA.
“Waxa aan ka hadlaynaa xiddig heer sare ah, ma jirto cid beenin karta arintaas”.
Neymar oo Barcelona isaga tagay kooxda xagaagii 2017 ayaa si weyn loola xidhiidhinayay ku soo laabashada Barcelona sanadihii ugu dambeeyay.
Barcelona ayaa dhankeeda si cad u qirtay in ay diyaar u tahay in ay dib u soo celiso xiddiga inkasta oo ay ku dhibaatoonayso dhanka dhaqaalaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *