Hambalyada ciida Soon -fur

Siyaasinta  ugu sareysa dowladad federaalka Soomaaliya  ayaa manta waxay   hambalyo u direen shacabka Soomaaliyed oo maanta u dabaal dagaya farxaada maalinta koowaad ee Ciida Soon-fur

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu  hambalyeeyay dhammaan umadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabaka Soomaliyed in ay ilalaiyaan badqabka caafimaadkooda, madaama uu dalka ka jiro xanuunka sida xowliga ah ku faafa ee Coronavirus.

Ra’iisul Wasaaraha Soomalaiya Xasan Cali Kheyre ayaa isna dhankiisa waxa uu hambalyo u diray shacabka Somnaaliyed, waxuuna sigar ah hambayo ula wadaagay dhakhaatiirta iyo wasarada cafimaadka oo uu sheegay  inay nafta u hureen dalka bacdamaa ay u taganyhiin la dagalanka COVID-19

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *