Ciid wanagsan dhamaan Muslimiinta.

Maamulka, Wariyayasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka IFTIIN FM ayaa waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fitri u dirayaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahan Muslimiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *