Prof Kithure Kindiki oo xilka ku xigeenka afhayeenka senedka laga qaaday

 Xubnaha  senetarada ee dalka ayaa waxay manta uu codeeyeen  in xilka laga qaado ku xigeenka aqalka senedka ee dalka Professor Kithure Kindiki .

Senetaro ay  tiradoodu gaareyso  54 ayaa uu codeeyeen in xilka laga qaado ku xigeenka aqalka senedka ee dalka Professor Kithure Kindiki .

Mooshinka xilka  looga qaaday Professor Kithure Kindiki ayaa waxaa aqalka senedka hor dhigay hoggamiyaha  siyaasiyiinta tirada badan ee senate-ka u qaabilsan dhanka nidaamka Iringu Kangata 

Qaar ka mid ah senetarada ayaa waxay  ka soo horjeesteen xil ka qaadista Professor Kithure Kindiki

Professor Kithure Kindiki  ayaa lagu eedeyey in uusan ka qeybqalin  kulankii senetarada jubilee ee lagu qabtay aqalka madaxtooyada ee dalka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *