Cudurka Corona oo la degay Qaaradda Africa

Cudurka Korona ayaa ku sii faafay guud ahaan wadamada qaaradda  africa  oo ay ku nool yihin dadka gaaraya 1.2 bilyaan .

Kiisaska  dhimashada cudurka Corona guud ahaan  qaaradda africa ayaa waxay gaartay 19,650  oo ay ka mid tahay  geeridii madaxweynihi hore ee dalka Congo Jacques Joachim Yhombi-Opango iyo reysul wasaarihi hore ee Soomaliya Nur Hassan Hussein.

Bukaanada qaban cudurka Corona guud ahaan qaaradda africa ayaa waxay tiradoodu ay gaareysa 927,661 halka 580,399 bukaan ay ka soo kabsadeen cudurka Corona sida ay sheegtay xarunta xakameynta  iyo ka hortaga cudurada ee qaaradda africa .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *