Muslimiinta oo Maanta uu dabaal dagay Munasabadda Ciida-ul-adhaaxaga.

Waxaa maanta guud ahaan dalka ay muslimiinta uu dabaal dagayaan Munasabadda Ciida-ul-adhaaxaga.

Muslimiinta ayaa sanad kasta uu dabaal dagaa ciidaasi iyaaga oo wakhti la qaata Ehelada iyo qaraabada isla markana gowraca xoolaha sida ariga iyo lo’da salaada kadib.

Ciida Sanadkan ayaa ka duwaan ciidihii hoore maadama anan lagu tukanin garoomaha waaweyn cabsi laga qaabo cudurka corona virus-ka .

Kountiya ay kamid yihiin Garissa iyo Mombasa ayaa gabi ahaanba mamnuucay in lagu tukaado garoomaha waaweyn ee loogu tala galay salaada ciida sii looga hortaago faafida cudurka corona virus-ka.

Salaada Ciida ee Magalada Mombasa ayaa waxaa saaka lagu tukaaday Masaajidka Ummul Kulthum ee Xaafada Kizingo iyo masjid Musa oo ah labada masaajid ee ugu caansan iyaada oo ay dadka kala foogaayeen ila iyo hal mitaar iyo bar.

Sido kale Musliimiinta kunool Narok ayaa iyaaguna ku tukukaday qaar kamid ah masaajida iyaaga oo uu hoogaan samaya talloyinka wasaarada caafimaadka ee  ku aadan  xakameynta cudurka covid-19

Guddomiyaha gollaha supkem ee narok Ali Juma ayaa guud ahaan muslimiinta dalka ugu baaqay in ay uu hoogansamaan amaarada dowladda ee ku aadan xakameynta cudurka corona virus-ka gaar ahaan munasabada dabaal daga ciida.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *