Senetaarka Wajir Abdullahi Ali Kabreta: lagama yabo inan ka laabto go’anka anku diiday nidaamka dakhli qaybiinta.

Senetaarka ismaamulka Wajir Abdullahi Ali Kabreta ayaa sheegay in aanan lagu cabsi galin doonin in uu ka laabto go’anka uu ku diidan yahay nidaamka dakhli qaybiinta ee ay xalaay senetarada diideen.
Wareysi gaar ah oo uu iddacada iftiin fm siiyay ayaa waxaa uu senetaarka ku sheegay in uu u ololeen doono sidii ay ismaamulada xoola dhaqatada ku heeli lahaayen laacago badan.
Senetaarka ayaa dhanka kalena gavanarada ugu baaqay in ay dhankooda ka bilaaban ololaha lacaagaha lagu raadinaayo.

Hoos ka dhageyso wareysigan oo dhameystiran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *