Shacaabka u dhaqan kountiga Tana River oo ay saameeyeen Fataahada wabiga Tana River oo dowladda ugu baaqay.

Shacaabka u dhaqan kountiga Tana River ee ay  saameeyeen  Fataahada wabiga Tana aya dowladda ugu baaqay in ay xal waaro la timaado sii shacabka looga caawiyo dhibaatooyinka fatahaadaha.

Daadadka waabiga tana aya samaeyay ila iyo 48 kun oo qoys waxaa ayna shaacabka sheegen in ay markasta oo uu roob da’o ay guryahooda ka guuran.

Shaacabka kountigasi Tana River ee ay Fatahaadaha Saameyen ee ku suguyaan xaryaha barakacayasha aya dowladda ugu baaqay In ay  goob amaan ah oo ay daadadka uga nabad gaaliyaan uu qoondeyso.

Xooghaya ururka Laanqeerta cas ee dalka Asha Mohamed aya sheegtay in shacaabka ku dhaqan xaryaha barakacayasha ay ku tiirsan yihiin gargaar ay ka helayaan hay’adaha deq bixiyasha.

Xildhibaanka deeganka garsen Aki Hashaka Wario aya  dowladda ugu baqay In ay ila iyo 300 oo guri ay ka dhiisto goobo tag ah oo shacaabakn soo barakacay dagaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *