EACC oo ka heshay Maxkamada amaar.

EACC

 

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuq masuqa ee EACC aya Maxkamada ka helay amaar ay kula wareegi karaan hanti lagu qiyaasay ila iyo 35 Milyaan oo shillin oo kutaalo xaafada Loresho taasi oo loo Maleynaayo in uu leeyahay gavanaha kountiga Migori Okoth Obado.

Guddiga EACC aya sheegay in hantidasi lagu gatay lacaag laga dhacay kountiga Migori iyaada oo la adeegsaday Magac faalis ah.

Guddiga EACC aya sheegay in hantidaasi lagu gatay magaca Jared Kwaga  balse uu leyahay gavanaha kountigasi migori Okoth Obado.

Guddiga EACC aya sheegay in dadka deganka guryahasi kuyaala xaafada Loresho ee lagu gatay magaca Jared Kwaga ay kiirada siiyaan Evelyne Zachary,oo ah gabadha gavanaha kountigasi.

Guddiga Eacc aya sheegay in ay hayaan caadeymo muujinaya in hantidasi uu leyahay gavanaha kountigasi Migori.

Amarka maxkmaada aya dhiigaya in aan hantidaasi la wareejin Karin amaba lagaadi Karin inta uu soocda kiiska kusaabsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *