Senetar Johnson Sakaja oo xabsiga laga sii daayey

Senetarka  countiga nairobi Johnson Sakaja ayaa xaleyto la dhigay xabsiga ka dib markii uu  jabiyey bandowga dalka saaran oo lagu xakameynaya cudurka Corona .

Sarakiisha booliska ayaa waxay sheegeen  in  senetarkani iyo saddax qof oo kale laga soo qabtay goob baar ah oo  ku yeela degmada Kilimani sacadda marka ay aheyd  1-kii oo habeenimo  

Senetarka  countiga nairobi Johnson Sakaja  ayaa xaleyto ku bariyey  oo saxday  gudaha saldhiga booliska  laakin sakeyto ayaa lagu sii daayey  damiin lacageed 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *