Shirkaada Shamiidada ee Bamburi oo 5 milyan ku wareegin doonto dowladda.

Shirkaada Shamiidada ee Bamburi ayaa balan qaaday in ay ay 5 Milyan oo shillin ugu deeqi doonto dagaalka dowladda ee ka dhanka ah cudurka corona virus-ka .

Shirkada aya 5 Milyan ugu deeqday Sanduuqa Waxqabadka Degdegga ee ay dowladda ugu tala gashay in lagu aruuriyo lacaago lagula tacaalo cudurka covid-19.

Shirkada aya 5.2 Milyaan oo kale uu qondeysay in lagu soo iibiyo agabka looga gashaanto cudurka Covid-19 kaasi oo loo qayb doono shaqalaha caafimaadka iyo sido kale mashiimaha lagu baaro heerkulka dadka.

Shirkada ayaa sido kale sheegtay in 2.4 Milyaan oo kale ay uu qondeysay in shacaabka ku dhaqan Mombasa, Kilifi, Machakos, Kwale iyo Kajiado loogu iibiyo Tangiyo biyaha gacmaha lagu dhaqdo ah,Maaskarada afka lagu xirto iyo daawoyinka gacmaha la marsada ee jeermiska dila.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *