Cudurka Coronavirus oo far kulul ku hayo Dalka Mareykanka.

Dalka Mareykanka oo diiwaan geliyay in ka badan 3 malyan qof oo uu ku dhacay cudurka Corona guud ahaan dalkaas laga bilaabo tan iyo markii uu dillaacay safmarka, sida laga soo xigtay warbaahinta New York Times iyo NBC.

Warbaahinta NBC ayaa ku warrantay in kiisaska cusub ee la xaqiijiyay shaley oo kaliya ah ay gaareen 46,500.

Mareykanka si weyn ayuu ugu baahay cudurka, kiisaskan ayaa ah kuwii ugu badnaa ee la xaqiijiyo guud ahaan dunida

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *