Waaxda DCI-da oo gacanta ku soo dhigey afar nin oo burcad ah.

Sarakiisha waaxda danbi baarista ee dalka DCI-da ayaa waxay xabsiga ku hayaan afar nin oo burcad ah  kauwaasi oo la soo qabtay deegaanka Nakuru .

Waaxda DCI-da ayaa waxay sheegtay in afartani nin burcadda ah  taarikhda marka ay aheyd 3-dii bishii july ay lacag dhan 34 kun oo shilin ka xadeen qoys  ku nool deegaankaasi nakuru  halka ay sida oo kale kufsadeen haweeney  kadib markii ay weerar ku qaadeen ninkii qabay .

Waaxda DCI-da ayaa sheegtay in dhacdani ay ka dhacday tullada Eumwe oo ku tala Njoro    countiga nakuru .

Waaxda DCI-da ayaa sida oo kale barteeda tweetarka ku sheegtay in burcadda ay hubeysanaayeen  habeenkaasi oo ay falkaasi geysanayeen .

Edeysanayaashani ayaa lagu wadaa in sacadaha inagu soo adaan la soo taago maxakamadda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *