Milkiilayaasha hutelada gobolka xeebta oo baaq xoogan uu direen dowladda dalka.
Milkiilayaasha hutelada gobolka xeebta ee dalka ayaa waxay baaq xoogan ay uu direen dowladda dhexe ee dalka .
Milkiilayaasha hutelada gobolka xeebta ee dalka ayaa waxay ugu baaqeen dowladda dhexe ee dalka in ay qalabyada lagu baaro cudurka corona ay uu qeybiso maqaayadaha ku yeela gobolka xeebta si loogu hortago cudurka Corona .
Milkiilayaasha huteeladani ayaa waxay sheegen in ay ku adkaani doonto in ay huteelada ay si caadi ah ku soo labtaan haddi aysan haysanin qalabyada lagu baro cudurka Corona .
Guddomiyaha uruurka ay ku bahoobeen milkiilayaasha huteelada ee waqooyiga gobolka Xeebta Ms. Maureen Awuor oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in huteelada ku yeelaan countiga Kilifi ay ku adkaatay helitaanka qalabyada lagu baro cudurka Corona .