Guddiga TSC-da oo ka hadashay talaabooyinka ay soo saartay wasaaradda waxbarashada ee dalka.

Guddiga adeega macalimiinta ee dalka TSC-da ayaa sheegay  in uu u hoggansamaya  dhaman talaabooyinka ay soo saartay wasaaradda waxbarashada oo kusabsan dib uu furidda iskuulada .

Madaxa fulinta guddiga adeega macalimiinta ee dalka TSC-da Dr Nancy Macharia  oo hadal ka jeedisay Kulankii daneeyayaasha   oo ka dhacay machadka horumarinta manhajka waxbarashada ee dalka KICD ayaa sheegtay in   guddigeeda uu diyaar uu yahay in uu hoggansamo amarrada iyo talaabooyinka ay soo saartay wasaaradda waxbarashada .

Dr Nancy Macharia ayaa sida oo kale sheegtay  inkasto oo iskuulada ay macalin yari ka jirto haddana  waxaa xaaladda sii adkeyn doonto amarkii ka soo baxay dowladda ee ahaa dadka da\’doodu ay ka weyn tahay 58 sano  iyo kuwa qaban cudurada kale  ay tahay in ay guriyahooda ka soo shaqeeyaan .

—————————-

Dr. Macharia noted the safety of both learners and teachers is critical and has to be assured so as to protect both.

Dr. Macharia  ayaa sida oo kale sheegtay in ay qasab tahay in la ilaaliyo badqabka iyo nabadgelyada ardayda iyo macallimiintuba si ay uga badbaadaan cudurka Corona .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *