Senetarka laga soo doortay countiga Elgeyo Marakwet Kipchumba Murkomen ayaa sheegay in tallabada looga qaaday xilka hoggamiyaha aqlabiyadda aqalka senedka ay taasi saameynin mustaqbaalkiisa siyaaseed

Senetarka laga soo doortay countiga Elgeyo Marakwet Kipchumba Murkomen ayaa sheegay in tallabada looga qaaday xilka hoggamiyaha aqlabiyadda aqalka senedka ay taasi saameynin mustaqbaalkiisa siyaaseed.

Senetarka laga soo doortay countiga Elgeyo Marakwet Kipchumba Murkomen ayaa ugu bqay taageerashiisa in aysan ka wal walaan xilka laga qaaday islamarkaasina mustaqbaalkiisa uu ifaya

Senetar Kipchumba Murkomen ayaa warbaahinta la hadlay kadib markii afhayeenka aqalka senedka Kenneth Lusaka uu xubnaha senedka uu sheegay in uu si rasmi ah xafiiska loogu soo gudbiyey isbadeelada uu sameeyey xisbiga Jubilee.

Afhayeenka Kenneth Lusaka ayaa senetarada uu sheegay in senetar Murkomen laga qaaday xilka hoggamiyaha aqlabiyadda aqaka senedka islamarkaasina xilkaasi loo dhibay senetarka laga soo doortay galbeedka Pokot Samuel Poghisio.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *