DHAGEYSO: wassarada biyaha oo sheegtay in laga hortagi doono fataahadaha harooyinka.

Wasiirka biyaha ee dalka Sicily Kariuki ayaa sheegtay in fatahaadaha Harooyinka gobolka Rift valley ay uu Muuqato in laga hortagi karay.

Wasiirka aya sheegtay in dadka deegankasi ay carada ka guuren agagaarka harooyinka taasi oo sababtay in haradasi ay kuso butaacdo deegaankasi.

Wasiirka oo ka hadleysay deeganka Eldama Ravine ee kountiga Baringo aya sheegtay in fatahaadaha harooyinka Bogoria, Naivasha iyo  Baringo ay ahaayen kuwo ay  sabaaben dhaqdhaqaaqa dadka deegankasi oo carada ka gurtay agagaarka herooyinkaasi.

Wasiirka ayaa sheegtay in dadka ay soo dageen agagaarka harooyinka taasi oo sababtay in ay gurtaan caradii reabeysay biyaha haroyinka.

Wasiirka aya dowladdaha kountiyada ugu baaqday in ay dadka ka wacyi galiyaan ku xadgudubka harooyinka iyo dhibaatooyinka ka dhalan kara.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *