Dowladda oo loogu baaday in ay taageerto xirfadaha dhalinyarada.

Senetaarka kountiga Kakamega Cleophas Malala ayaa ugu baaqay dowladda dhexe iyo dowladdaha kountiyada in ay la yimaaden qorshe lagu taageerayo dhalinyarada Xirfadaha leh .
Senetaarka aya sheegay in Dowladdaha kountiyada iyo dowladda dhexe looga fadhiyo In ay Maal galiyaan dhalinyarada xirfadaha leh sii ay uso bandhigaan hibooyinkooda.

Senetaarka kountiga Kakamega Cleophas Malala ayaa Soo jeediyay in Xaruumo dhaqanka lagu soo bandhigo laga hirgaaliyo dhamaan 47-da kounti ee dalka sii loogu kabo Xarunta Tiyaatarka qaranka sii loo horumaariyo loona  kobciiyo  kartida, dhaqanka iyo jilitaanka fanka.

Senetaarka ayaa ka hadlayay jamaacada Masinde Muliro halkasi oo uu 100 Milyaan ku guddonsiiyay Fanaaninta gobolkasi taasi oo kamid ah qorshaha dowladda ee  lagu taageraayo fanaaninta uu dhaqale ahaan sameyay cudurka Corona virus-ka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *