Xiddigaha ay Man United dooneyso suuqa kala iibsiga ee xagaaga.

Iyaada oo ay kooxaha wajahayan mashaqada dhaqaale ee xanuunka Korona ayaa hadana la filayaa in Man United ay saxiixyo badan samayso suuqa xagaaga.

Naadiga u hoggaamiyo Ole Gunnar Solskjaer oo qaab ciyaareed fiican ku jirta tan ilaa markii ay Bruno Fernandes la soo saxiixdeen suuqii January ayaa isha ku haya in ay sameeyaan saxiixyo cusub.

Naadiga Man United ayaa haatanba lala xidhiidhinayaa xiddigo badan oo reer yurub ah si ay kooxda ugu xoojiso waxana si joogto ah loola xidhiidhiyaa xiddigo cusub

Halkan hoose ka akhrisso xiddigaha ay Man Utd dooneyso in ay soo iibsato suuqa xaggaagan.

  1. Marc Jurado (Barcelona)
  2. Thomas Meunier (PSG)
  3. Faitout Maouassa (Rennes)
  4. David Alaba (Bayern Munich)
  5. Fode Ballo-Toure (Monaco)
  6. Nuno Mendes (Sporting Lisbon)
  7. Riccardo Calafiori (Roma)
  8. Kalidou Koulibaly (Napoli)
  9. Benoit Badiashile (Monaco)
  10. Joe Rodon (Swansea)
  11. Mohammed Salisu (Real Valladolid)
  12. Merih Demiral (Juventus)
  13. Milan Skriniar (Inter Milan)
  14. Samuel Umtiti (Barcelona)
  15. Corentin Tolisso (Bayern Munich)
  16. Adrien Rabiot (Juventus)
  17. Wilfred Ndidi (Leicester City)
  18. Matteo Guendouzi (Arsenal)
  19. Federico Bernadeschi (Juventus)
  20. Kai Havertz (Bayer Leverkusen)
  21. James Maddison (Leicester City)
  22. Jack Grealish (Aston Villa)
  23. Donny van de Beek (Ajax)
  24. Leon Bailey (Bayer Leverkusen)
  25. James Rodriguez (Real Madrid)
  26. Federico Chiesa (Juventus)
  27. Adama Traore (Wolves)
  28. Ansu Fati (Barcelona)
  29. Jadon Sancho (Borussia Dortmund)
  30. Douglas Costa (Juventis)
  31. Raul Jimenez (Wolves)
  32. Erling Haaland (Dortmund)
  33. Pietro Pellegri (Monaco)
  34. Moussa Dembele (Lyon)
  35. Josh King (Bournemouth)
  36. Lautaro Martinez (Inter Milan)
  37. Wissam Ben Yedder (Monaco)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *