DHAGEYSO: Shacaabka deeganka Mugirango oo walaac ka muujiyay waddooyinka deegankasi.

Shacaabka deeganka konfurta Mugirango ayaa hoogaamiyasha deegankasi ku edeyey in aynan waxba ka qaabanin waddoyinka deegankasi oo aad uu dayacan.

Shacabka deeganka ayaa sheegay in waddoyina deegankasi anan la isticmaali Karin xiliyada robaabka taasi oo saameyn ku yeelata dhaqaalaha deegankasi.

Qaar kamid ah shacaabka deeganka ayar sheegay in jid go’a deeganka uu go’doomiyay shacaabka gaar ahaan xiligan oo uu dalka ka jiro cudurka corona Virus-ka.

Shacaabka oo maanta dibaad bax dhigay aya hoogamiyasha deegankasi ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dhibatada haysta.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *