RASMI: isku aadka afar dhammaadka ama Semi-finalka FA Cup-ka.

Waxaa la soo gabagabeeyay isku aadka afar dhammaadka ama Semi-finalka FA Cup-ka , iyadoo kulan adag uu ka soo baxay.

Manchester United ayaa wajahaysa Chelsea, halka Arsenal ay la ciyaari doonto kooxda Manchester City oo ka soo badiyay kooxada Newscastle.

Labadan kulan ee Afar dhammaadka FA Cup-ka waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka Wembley marka ay taariikhdu tahay 18-ka iyo 19-ka bisha soo socoto ee July.

Semi-finalka FA Cup-ka;

Manchester United v Chelsea

Arsenal v Manchester City

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *