Golaha ay ku bahoobeen gavanayaasha ee dalka oo soo jeediyeen shuruudooyin adag .

Golaha ay ku bahoobeen gavanayaasha ee dalka ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa tweetarka  ku sheegay in loo bahan yahay in dadka qabaan  cudurada kala duwaan aan loo ogaalanin in ay  tagaan oo ay ku cidaabeystaan goobaha cibaadada .

Golaha ay ku bahoobeen gavanayaasha ee dalka ayaa soo jeediyey in ay dadka qaban cudurada kale duwan  lagu qasbo in ay ku  dhax  cibaadeystaan guryahooda .

Golahani ayaa sida oo kale  ku baaqay in qasabka laga dhigo in goobaha lagu cibaadeysto dadka  imaanaya ay kala foogadaan oo ay xirtan maaskaraada  wajiga  islamarkaasina ay gacmaha  ay dhaqdaan ama ay marsadaan daawada leyskiiga nadiifiyo jermiiska .

Xubnaha Golahani  ayaa sida  oo kale   sheegay in 30 -qof oo keli ay tahay in loo ogoolado  in ay tagaan goobaha lagu cibaadeysto si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Corona. 

Golahani ayaa soo jeediyey in goobahani  lagu cibaadeysto   la geeyo  mashiinada gacmaha lagu dhaqdo , biyo nadiif ah  iyo qalabyada buufiinta 

Golaha ay ku bahoobeen gavanayaasha ee dalka ayaa ugu danbeyntii doonaya in  la sameeyo liiska magacyada dadka tago goobaha lagu cibaadeysto 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *