Senetarada Dalka oo ka doodi doonan Xil ka qaadistii Gavana Ann Waiguru

Xubnaha guddiga senedka loo xilsaaray dhageysiga edeymaha loo soo jeediyey gavana Ann waiguru ayaa lagu wadaa in sacadaha inagu soo uu warbixintiisa uu gudbiyo aqalka senedka ee dalka

Senetarada ee dalka ayaa sacadaha inagu soo adaan waxay yeelanayaan fadhi gaar ah oo ay ugu doodi doonan warbixinta ay xubnaha guddigaasi ka soo saareen edeymha ka dhanka ah gavana Anne waiguru

Gavana Ann waiguru ayaa mustaqbalkeeda waxay ku xiran tahay waxyaabaha ka soo bixi doono aqalka senedka ee maanta .

Gavana Ann Waiguru ayaa lagu eedeyey falal musuqa maasuqa ah iyo in ay meel uga dhacday dasturka ee dalka

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *