Qaar ka mid ah ismaamulada dalka oo meel mariyeen BBI-bill.

Waxaa manta biilka wax ka baddalka dasturka ee dalka BBI-da meel mariyeen 17 ismaamul oo dheeraad ah taasi oo ka dhigeyso tirada guud ee ismaamulada meel mariyeen 29 ismaamul.

Ismaamulada manta meel mariyeen biilka ama hindse sharciyeedka wax ka badalka dasturka ayaa kala ah Garissa ,Narok, Kakamega, Makueni, Nyamira Taita Taveta, Bungoma, Muranga, Nakuru, Nyeri, Mombasa, Lamu, Kitui , Kirinyaga,Machakoes,Lamu .Nyandarua ,Migori iyo Narok .

Barasabka ismaamulka Muranga Mwangi wa Iria ayaa aad uu amaanay wakiilada barlamaanka hoose ee ismaamulkaasi oo meel mariyeen Biilka BBI-da.

Ismaamulka  baringo ayaa diiday in uu meel mariyo biilka BBI-da .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *