Barlamaanka Samburu oo meel mariyey biilka wax ka badalka dasturka.
Wakiilada barlamaanka hoose ee ismaamulka Samburu ayaa waxay meel mariyeen biilka ama hindse sharciyeedka wax ka baddalka dasturka ee dalka loo yiqaano BBI-bill.
Ismaamulka Samburu ayaa noqonaya ismaamulkii labo iyo tobonaad ee meel mariyo biilka ama hindse sharciyeedka wax ka baddalka dasturka ee dalka loo yiqaano BBI-bill.
Xubnaha barlamaankani ayaa meel mariyeedn biilkani ama hindse sharciyeedkani kadib markii ay sheegeen in uu wax ka baddalaya noolasha shacabka ee ismaamulada kala duwan ee dalka .
Tan ayaa ku soo aadeysa iyadoo ismaamulada kale ee kala ah Vihiga, Nairobi iyo Laikipia ay meel mariyeen Biilka BBI-da .