Tababare Thomas Tuchel oo ka hadlay xiddiga Luis Suarez.
Macalinka Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa mar kale sheegay in kooxdiisa ay hoos u dhigay xiisaha ay uu qabto u dhaqaaqista saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Atletico Madrid ee Luis Suarez.
Xiddigii hore ee kooxda Barcelona ayaa si fiican ku bilowday noloshiisa Atletico Madrid isaga oo 16 gool u dhaliyay horyaalka La Liga.
Naadiga Atletico Madrid ayaa la ciyaari doonta Chelsea Kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions League.
Inkasta oo uu Thomas Tuchel qirtay in uu xiisaynayo xiddigii hore ee Barcelona Suarez hadana waxa uu hoos u sheegay in uuna xiiso u qabin saxiixa xiddiga 34 jirka ah.