Dowladda oo si buuxda uu taageereysa ganacsiyada yar yar ee SMEs-ka .
Dowladda dhexe ee dalka ayaa manta sheegtay in ganacsiyada yar yar iyo kuwa dhexe loo yiqaano SMEs ay ka faaiideysa doonan lacag dhan 8.25 bilyaan oo amaah ah ama loan ah .
Dowladda ayaa sheegtay in bangiga Co-operative bank uu lacagtani amaahda ee loan-ka ah siini doona ganacsiyada yar yar iyo kuwa dhexe ee loo yiqaano SMEs.
Lacagtani amaahda ah ama loan-ka ah ayaa si gaar ah loogu taageeraya ganacsiyada sameynayaan mashaaricda kusabsan arrimaha cimilada , beeraha , tamarta dib loo cusboonaysiin karo, iyo ganacsiyada kale ee kala duwan .
Madaxa fulinta ee bangiga Co-op bank Gideon Muriuki oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay mar kasta ay garab tagan yihin ganacstada ee dalka .