Culimada Garissa oo loogu baaqay in ay qeyb ka noqdaan xalinta qilaafaadka Dhulka
Wasiirada dhulka Ismaamulka Garissa Marwo Xabiiba Nasiib Jeele ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay shaqadeeda kadib mudo sadax sano ah oo ay aheyd wasiirada waxbarashada Ismaamulka Garissa.
Marwo Xabiiba ayaa ka hadashay shaqada hortaala oo ay ka mid tahay muranada dhanka dhulka ah ee sanadihii la soo dhaafay ka taagnaa Garissa.
Abdiqani Maxamed ayeyna u Warantay